Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Saaxiibada Doolarka sanadkaan oo la shaaciyey

Thursday - March 6, 2008

Jornaalka Caanka ah ee ka soo baxa cariga mareykanka oo dunida ka daboola xaga dhaqaalaha iyo maalqabeenada waxuu sanadkaan ka warbixiyey shakhsiyaadka ku hodmay dhaqaalaha iyo lacgta iyo dalalka ay ka soojeedaan.