Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Dagaalo ka Dhex Socda Qabaa'ilada Masi-da iyo Kalenjinka

Saturday - March 15, 2008

 Nairobi- Dagaalkii ka socday magaalo madaxda Kenya ee Nairobi ee ku wajahnaa siyaasadda la isku mari waayay ee dalkaasi Kenya ayaa waxaa uu iminka u wareegay mudooyinkan dambe dhanka baadiyaha, halkaasoo ay qabaa`ilada kala duwan ey isku weraraan dagaalo la isku adeegsanayo qaanso iyo falaadh.