Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Nin Afraad oo loo Qabtay Dilkii loo geystey Axmad M. Ibraahim

Sunday - March 16, 2008

Liverbool - Nin 4-aad oo Soomaali ah ayaa loo qabtay dilkii dhawaan magaalada Liverbool ee dalka England loogu geystay wiil Soomaali ah.

Booliska magaalada Liverbool ayaa gacanta ku dhigay nin lagu magacaabo Axmed Keyse oo lagu tuhmayo in uu wax ka ogaa dilka loo geysty wiil Soomaali ah kaas oo ay boolisku ka qabteen halka la yiraahdo Green Wichoo ku taala magaalada London.