Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Sheakh Daahir Uweys oo ku Gacan Seeyray Baaqi Wada hadalka u soo Jeediyey R/W Nuur Cade

Sunday - March 16, 2008

Casmara - Xubin sare oo ka tirsan kooxaha islaamiyiinta Soomaaliya ee kasoo horjeeda dawladda federaalka ayaa gaashaanka ku dhuftay baaqii nabadeed ee kasoo yeeray raysulwasaraha dalka Soomaaliya ee ahaa in miiska wada xaajoodka la isugu yimaado.