Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dagaal Beeleed oo ka Dhex Qarxay Laba Beelood oo G. Mudug Wada Daga

Monday - March 17, 2008

Galkacyo- Wararka naga soo gaaraya gobolka mudug gaar ahaan magaalada gaalkacyo aya sheegaya in saaka laba beelood oo halkaas wada daga ay dagaal isku bilaabeen, labadaa beelood oo la sheegay iney kala yihiin Sacad iyo Dir waxa hadda ka dhex socda dhiilo qabiil.