Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Gudoomiye X. Xaad iyo Afhayeenkiisa C/laahi Dheere oo soo Dhaweyey Baaqi R/ W Nuur Cade

Tuesday - March 18, 2008

Mogadisho- Wararka ka imaanaya mogdisho oo ay fidiyeen idaacadaha mogdisho aya xusay in gudoomiyaaha dhaqanka odayaasha beesha hawiye xasan xaad u soo dhaweeyey hadalki shalay u si daayey Raisal wasaaraha dawlada kmg Mr.Nuur cade oo sheegay in ciidamada amniga laga helo wada shaqeyn odayaashana ay Dhaqdhaqaaqooda xor u yihiin.