Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Makiinad Lacago Daabacda Awgeed oo Askar P/L Isku Dishay

Wednesday - March 19, 2008

Qardho: Warar aan xalay ka helnay Magaalada Bosaaaso oo ka soo xiganeysey magaalada qardho ayaa websitkaan soo gaarsiyey in shalay iyo xalay u isku dhac ka jiray magaalada Qardho ee ka tirsan maamulka puntlaand, waxaana dagaalkaas u dhex maray laba ciidan oo ka wada tirsan isla maamulk goboladaas