Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Madaxweynaha Libiya oo ka Furay Masjid Cusub Magaalada Kambala Kana Hadlay Halkaas

Thursday - March 20, 2008

Kambala: Madaxweynaha Libiya Macamar Al- qadaafi aya shalay arbacadi magaalada Kambala ee cariga Ugaandha ka furay masjid cusub oo weyn oo muslimiinta geygaas ku nool ay aad iyo aad ugu riyaaqeen,waxaana furitaanka masjidkaas ka soo qayb galay muslimiin badan oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibadisaba.