Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Ra'isal Wasaarihi Hore ee Dalka Faransiska Mr.Devillepen oo ka Hadlay Dagaalki Ciraaq

Friday - March 21, 2008

Baris: Mr. Dominique Devillepn oo ahaan jiray Rai'sal Wasaarihi Faransiiska xilyadi 15 may 2005 -17 may 2007 ayaa dhawr goor siiyey jaraaidka faransiiska warar la xariira ka hor imaadkisi dagaalka ciraaq oo ku tilmaamay mid lagu dag dagay oo aan wax faaiido ah laga xasalin.