Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo Dib Ugu soo Laabtay Caasimada Mogadisho

Saturday - March 22, 2008

Muqdisho :Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Y. Axmed ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Caasumada Muqdisho, kadib todobaadyo oo uu howlo shaqo dalka uga maqnaa,Madaxweynaha oo diyaarad gaar ah ay waday waxay ka soo dejisay airaborka Adan Cade ee Muqdisho halkaaso ay ku soo dhaweyeen Xubnaha Labada Gole ee Dowladda iyo odayaal ka soo jeeda beelaha soomaaliyeed.