Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Banaan Bax Lagu Taageerayo Heshiska Ay ku Baaqday Dawlada Kmg

Saturday - March 22, 2008

Mogadisho : Sida wariyahayaga noogu soo gudbiyey khadka taleefoonka, waxaa manta magaalada mogadisho ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo baaqi u dhawaan ka dhawaajiyey Raiisal wasaaraha soomaaliya Nuur Cadee oo u ku sheegay in dawlada soomaaliya ay soo dhaweyneyso diyaarna la tahay wada hadal ay la gasho mucaaradkeeda ka soo horjeeda.