Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Ciidamadi Itoobiyaanka Ee Tegay Sh. Hoose oo Halkaas Baaritaano ka Wada

Tuesday - March 25, 2008

Marka:Horimo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee taageeraya dowlada soomaliya ee shalay gaaray degmooyinka gobalka shabeelaha hoose ayaa dhaq dhaqaaqyo ka wada aagagaas, iyagoo suugaya amaanka meelahaas ay ka hawlgalayaan.