Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Dawlada Israaiil oo faafisay qaabka dagaalka ay u soo Qaadidoonaan Xisbulaahi iyo Iraan

Tuesday - March 25, 2008

Tel-abib : Dawlada israaiil oo khubaradeeda daraasad ku soo sameeyeen xaaladaha dhici doona haddi dagaal u dhex maro israaiil iyo iiraan ayaa shaaca ka qaaday in dagaal lama huraan ah u geygaas ka dhicidoono oo khasaaro badan geysandoona.