Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

R.Wasaaraha Cusub Ee Baakistaan Oo ka Horyimid Gacan Saarka US Ee la Dagaalnka Argagixsada

Thursday - March 27, 2008

Islaamabaad: dawlada baakistaan raisal wasareheeda cusub mudane yuusuf jeylaani ayaa cadeeyey in qaabki ay wax ku wadeen dawlada mareykanka iyo xukuumada baakistaan ee lagula dagaalamayey argagixisada ay ahayd mid bur bur iyo dibu dhac u keentay qaranimada baakistaan .