Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Wafdi u Hogaaminayo R/W Nuur Cade Oo Magaalada Khardum Kula kulmaaya Madaxda Mucaardka Dawlada

Thursday - March 27, 2008

Nairoobi : Mudane Nuur Cadae oo ah raiisal wasaaraha dawladda soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada nairoobi ee dalka keenya, waxuuna la kulmayayaa madaxda dawlada keenya gaar ahaan prime ministarka dalka keenya Mr.Rayla Odinga oo ay ka wada hadleen Xiriirka labada dawladood.