Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Hogaamiyaashi Mucaaradka Asmara Ee Soomaalida Oo Tegay Magaalada Nairoobi Ee Dalka Kenya

Friday - March 28, 2008

 Nairoobi : Wafdi ay hogaaminayaan mucaaradka asmara oo ka kooban illa tobaneeyo xubnooda oo ay horkacayaan Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ayaa yimid caasimada nairoobi ee dalka kenya waxayna wafdigaas isla markiiba u gudbeen xarunta UNka oo lagu sugaayey.