Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Atto Seyoum Mesfin oo Booqasho Gaaban ku Jooga Villa Soomaaliya

Saturday - March 29, 2008

Muqdisho: Maanta ayaa booqasho gaaban ku soo gaaray magala madaxda caasimada mogdisho wasiirka arimaha dibada ee dawlada itoobiya Mr.atto seyuum mesfin, waxaana la sheegaya iney wasiirkaas la socdaan wafdi isugu jira saraakiil ciidamadeed iyo agaasimayaal ka socda qaybo ka mid ah arimaha dibada ee itoobiya.