Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Hillary Kilinton oo Diidey Iney Is Dhiibto

Sunday - March 30, 2008

US: Gabadha u carareysa iney ka soo baxdo musharaxa xisbiga diimuqaraadiga ee loo tartamayo mustaqbalka madxtinimada guriga cad, waxay gaashaanka ku dhufatay in ay ka baxdo tartanka doorashada taaso ay kula taliyeen siyaasiyiin waaweyn ee xisbiga diimoqaradiga ka tirsan.