Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Wasiiro Fedaraalka oo Xalay la Miray

Tuesday - April 1, 2008

Mogadisho: Wariyaasha Webkaan mid  ka mid ah ayaa nagu soo wargaliyey in xalay xaafada hodan gaar ahaan no 4 lagu soo weraray dhawr wasiir oo ka tirsan dawlada federaalka kmg,hasa ahaate lama sheegin wax soo gaaray wasiiradaas, walow la xusay in illaaladi halkaas difaca ka gashay laba ka mid ah dhaawacyo fudud soo gaareen.