Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Wadaadada Sar Sare Ee Yahuuda Oo Martiqaad ka Helay Boqorka Sacuudiga Iyo Muftiga Reer A' la-Sheekh

Tuesday - April 1, 2008

Jorasaleem: Wargeyska ka soo baxa dalka Israaiil ee lagu magacaabo"yadacuut axranuut" ayaa maallinti isniinta daabacay war ku saabsan martiqaad loo fidiyey wadaadada sar sare ee dalka yuhuuda oo ay ka heleen muftiga boqortooyada sacuudiga Cabdicasiis AL- Sheekh iyo boqorka sacuudiga boqor Cabdalla.