Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Fu'aad Aadan Cade oo Xilkii Wasiirnimo Laga Xayuubiyey

Friday - April 4, 2008

Hargeysa - Wararka ka iimaanaya magaalada hargeysa ayaa tilmaamaya in wasiirkii horumarinta iyo reer miyiga Mr. fu'aad Aadan cade laga qaaday xilkii u ka hayey wasaaradaas, wasiirkaas oo sida la sheegay ahaa nin misaan weyn ku lahaa bulshaweynta gobolka sool.