Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Madaxweynaha Ruushka Butin Oo Ka Goodiyey Shirkii Gaashaanbuurta Nato

Friday - April 4, 2008

Bukharest: Madaxweynaha Ruushka oo ka soo qaybgalay shiirkii Ururka Nato ay ku lahaayen dalka Rumaaniya magaladeeda Bukharest ayaa shaaca ka qaaday in siyaasada ay ku shaqeynayaan dawladaha Reer yurub iyo saaxibkood mareykanka aysan ahayn mid la liqikaro oo damaanad u keeni karta dunida inteeda kale oo ay ka mid tahay dawlada Ruushka ee xasiloonida caalanka ku baaqeysa.