Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Afhayeenka Axmed Diiriye Oo Eedeyn Dusha UgaTuuray Al-Shabaab

Sunday - April 6, 2008

Cadaado : Axmed Diiriye oo ah afhayeenka Golaha odayaasha hawiye garabka Cali Xaad ayaa sheegay in dagaalki ka dhacay khamiisti magaaladda cadaado tuulada dayene u ahaa mid beel gaar ah lola jeedo oo lagula dagaalamahayey taaso sida u sheegay ay tahay mid dadka degaankaas degan ay si aad ah ugu xumaadeen.