Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Dambiyo Dagaal Lagu Qaaday

Sunday - April 6, 2008

Adisababa : War ka soo baxay xafiiska xeer illaaliyaha Mr. yuusuf kiiruus ee dalka itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in maxkamada sare ee dalkaas ay xukun dil ah ku qaaday shan sarkaal oo duuliyaal ka ahaa ciidamadi ciirka ee itoobiya xiligi u madaxa dalkaas ka ahaa Mangistu xayle ( 1974-1991)