Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Xasiloonidaro ka Soo Yeereysa Gobolada Puntlaand

Monday - April 7, 2008

Puntlaand-Garowe: Wararka naga soo gaaraya ayaa aad uga deyrinaya Xaaladda nabadgalyo ee magaalooyinka garowe, bosaaso,iyo galkacyo oo dhamaantood ka tirsan maamulka puntlaand, halkaaso sida la sheegay ay ku soo bateen kooxo wada nabadgalyo xumo iyo qas.