Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Madaxweyne Cabdulaahi Yuusf Oo ku Soo Socda Dalka Mareykanka

Wednesday - April 9, 2008

Mogadisho: War aan ka soo xiganay xafiiska madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweyne cabdulaahi yuusuf iyo wafdi u hogaaminayo ay ku soo fool leeyihiin dalka mareykanka todobaadka soo socda.