Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Kaadida Geela" nirigta" Oo Daawysa Bidaarta Raga Ama Dumarka

Saturday - April 12, 2008

Sacuudiga- Riyaad:  Bidaartu waxay ka mid tahay cudurada ku dhaca Dumarka iyo Ragaba, waxaana ka dhamaada madaxooda timaha, taaso takhaatirtu ay ku sheegaan in sababta bidaarta ay ku timaado qofka oo jirkiisa dhaliya harmoon dheeraad ah oo markii la soo gaabiyo la yirahdo DHT waana jiin ay iska dhaxli karaan waalidiinta iyo caruurtooda.