Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Maamulihii Iskuulka Baladweyne Iyo 3 Macallin Oo Xalay La Gawracay

Monday - April 14, 2008

Beled-weyn - Warar iyo warbixino kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarki gaadmada ahaa ee xalay saqdii dhexe lagu qaaday magaaladda baladweyne, gaar ahaan xarumaha dawlada ay ku shaqeyso iyo goobo ganacsi qaarkood, waxaana halkaas la sheegaya in kooxdaas soo duushay ay dhimasho iyo dhaawac u geysteen dadad isugu jira shaqaale iyo shicib.