Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dr.Zakariya Xaaji Maxamuud Oo Garaacaya Albaabkii Baarlamaanka"Assembly" London UK

Tuesday - April 15, 2008

London UK : Wararka naga soo gaaraya magaalada London cariga Ingiriiska gaar ahaan xarunta laga abaabulo doorashada murashaxa Zakariya Xaaji ayaa hawlwadeenada xafiiskaas shaaca ka qaaday in hawlgaladii iyo abaabulkii ka socday degaanada ay ka dhicdoonaan cod bixinta shacabka ay ku dhawdahay in la soo afjaro.