Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Madaxweyne Bush Oo Dhabar Jabin U Qaatay Heshiiska U Socda Israaiil Iyo Suuriyiinta

Monday - April 28, 2008

Washintoon: Muddooyinkaan dambe waxa ka socda Dawladda Israail iyo dawladda Suuriya dhaqdhaqaaqyo lagu doonayo in nabad la dhex dhigo labadaas dal ee muddo aan yareen dagaal iyo xiisado colaadeed ka Oognaa.