Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Madaxweyne Daahir Riyaalle Oo Gurmad Weydiistay Madaxweyne Cumar Geelle Hddii...

Monday - April 28, 2008

Jabuuti:Warar laga soo xigtay diiwaanka madaxtooyada jabuuti ayaa laga soo sheegaya iney carabka ku dhufteen in Mr. Riyaalle u la soo xariiray uuna ka sharqamiyey in Bisha May 15keeda wixii ka dambeeya la filan karo in magaalooyinka Hargeysa iyo Burco u ka dhici karo qalaalaaso siyaasadeed oo lagu doonayo in lagu afgambiyo dawladda u madaxa u yahay Riyaalle.