Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Gobolka Hiiraan Oo Loo Magacaabay Maamul Cusub

Wednesday - April 30, 2008

Muqdisho-  Raisal Wasaaraha dawladda fedaraalka ee Kmg Mudane Nuur Cadde ayaa maanta  xafiskiisa ka soo saaray qoraal lagu magacaabay maamulka gobolka hiiraan, qoraalkaas oo gudoomiyihi hore gobolka Mr. Yuusuf dabageed looga qaaday xilkii, iyadoo loo magcaabay gudoomiyo gobol cusub.