Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Shir Dawladda Fkmg Iyo Mucaardka Asmara Oo Beri Ka Furmaya Caasimada Jabuuti

Friday - May 9, 2008

Jabuuti: Wararka naga soo gaaraya magaalada jabuuti ayaa sheegaya in maalmahaan magaaladda jabuuti ay ka jirta qaban qaabo iyo diyargarow shiir lagu doonayo iney ku wada xaajoodaan labada dhinac ee dawladda Kmg iyo mucaaradka ka soo horjeeda ee xaruntoodu tahay magaladda Asmara, shirkaas oo la sheegay ugu badnaan inu socon doono sadex cisho oo kaliya.