Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Mr. Axmed Ould Cabdalla"UN" Ee Qaabilsan Arimaha Somaaliya Oo Ku Haftay Shir Dhalanteed Ah

Monday - May 12, 2008

Djibuuti: Wararka naga soo gaaraya magaaladda Djibuuti ayaa aad uga deyrinaya wada hadalka ay halkaas ku wada leeyihiin xubnaha ka socda Dawladda federaalka iyo Xubno Isbahaysiga ka soo jeeda oo la doonayo in heshiis nabadeed u dhexmaro.