Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Kulan Ka dhacay Villa Soomaaliya

Tuesday - May 13, 2008

Muqdisho : Sida Bogaan soo gaaraya beryahaan dambe waxaa Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Mr.C/laahi Yuusuf Axmed iyo Raisal wasaarihiisa Mr. Nuur Cade ayaa la sheegaya in ay u socdaan kulamo kooban oo ay kaga xaajoonayaan arimoo badan oo la halmaala khilaaf aragtiyeed labadooda soo kala dhex galay.