Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Wiil Shan Jir Ku Indhabeelay Oo 80 Sano Kadib Aragiisi Soo Noqday

Tuesday - May 13, 2008

Tuunis: Wargeysyada ka soo baxa dalka tuunisya ayaa wax ka qoray wiil yar oo shan jir ku indhabeelay kadib markii u meel ka soo dhacay, waqtigaas oo ahayd 1928 oo dalkaas u ku hoos  jiray gacanta isticmaarkii faransiiska.