Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Ergadda Mucaaradka Asmara Oo Ganafka Ku Dhufatay Hadalkii Ka Soo Yeeray Mr.Indhacade

Wednesday - May 14, 2008

Djibuuti: Nin u hadlay ergada isbahaysiga mucaardka Asmara oo iiminka wada hadal u jooga magaalada jabuuti ayaa shaaca ka qaaday in hadalka ka soo yeeray Mr. Indhacade u khilaafsanyahay warkii aan horey is ku ogeyn ee shirkaan la xariira.