Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Markabkii Laga Soo Shiishay Adan Xaashi Ceyrow Oo Soo Fariistay Xeebta Liido

Friday - May 16, 2008

Muqdisho :Sida wararku nagu soo gaarayo saaka aroortii ayaa markab dagaal waxuu soo fariistay xeebta magaaladda mogdisho Aaga liido, waxaana dadweynaha xeebta ka agdhawaa ay daawanayeen dusha markabkaas oo ay ka duulayaan dayaaradaha qumaatiga u kaca.