Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Sirdoonka Mareykanka"CIA" Oo Sii kala Furfuray Isbahaysiga Asmara Iyo Kuwa Taageersan

Saturday - May 17, 2008

Washintoon: Sida wararka naga soo gaarayo ilo ka agdhaw dawladda mareykanka ayaa tilmaamaya  in inti muddo ahba sirdoonka mareykanka ay ku xiiqsanaayeen iney kala fogeeyaan aragtida iyo cududa xubnaha isu bahaystay colaadda siyaasada mareykanka ee ku aadan dalka soomaaliya