Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Busaarad Iyo Camal La'aan Awgeed Oo Dad Badani Ku Waasheen Magaalooyinka Puntlaand

Wednesday - May 21, 2008

Gaalkacyo: Waalida waa mid ka mid ah cudurada iyo masiibooyinka ugu daran ee beni aadmiga ku dhaca inta ay nool yihiin, bulsho kasta oo aduun ku noolna waxaa ku dhex nool kooxo waalan oo ilahay caqliga ka qaaday, kuwaaso ilahay ugu tala galay in kuwa caqliga lihi ay ku cibro qaataan .