Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Asmara Oo Ku Tilmaantay Labada Shariif "Caada Qaatayaal"

Saturday - May 24, 2008

Italy-Roma: Warar u weriyahayga no fadhiya magaalada rooma ka soo xigtay siyaasiyiin sare ee mucaaradka dawladda federaalka oo magacooda codsaday inaan la shaacin ee ku sugan dalka talyaaniga una dhuun daloola wararka xubnaha isbahaysiga Eretereya ayaa cadeeyey in labada shariif ee ka qayb galay shirka heshiinta jabuuti ay si xun uga careysisay madaxda reer Eretereya kuna tilmaamay niman aan karaamo lahayn oo u gafay sharafta shacabka soomaalida ee halganka xaq ah kula jira duulaanka taliska rafanaya itoobiyaanka.