Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Shiikh Shariif Axmed Oo Ku Baraarugay Wararkii Xogta Ay Soo Qortay Shabakada Galdogob Times

Sunday - May 25, 2008

Jabuuti: Sida ay xaqiijinayaan akhristayaasha Bogaan Goldogob Times ee ku sugan magaaladda jabuuti ayaa khadka talefoonka ku sheegay in Sheekh Shariif u ku baraarugay warkii xogta ahaa ee shabakadaas laga akhristay taaso ku kaliftay inu jawaab deg deg ah ka bixiyo kana digo wararka ka soo yeeray Ergeyga madaxweynaha Eretereya oo aflagaadeeyey shakhsinimadiisa.