Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Buuq Iyo Saan Saan Colaadeed Oo Ka Dhashay Shidaalkii La baarayey

Tuesday - May 27, 2008

Bosaaso- Garwe- Galkacyo: Wararka shabkadaan uga iimaanaya Gobolada puntlaand ayaa soo warinaya in qalabkii Shidaalka ka soo dagay dekada boosaaso ay abuurtay xiisado iyo sheekooyin cusub oo aad moodo in dareenka daweynaha lagu kicinayo.