Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

General Axmed Taajir Oo Laga Been Abuuray

Sunday - June 1, 2008

Mogadisho: Warar aan ka soo xiganay odayaal iyo wax garad ka soo jeeda bulshada reer mogdisho ayaa baaq ka so saaray in generaal Axmed Taajir la siiyo xaal iyo mag dhaw sharaftiisa oo meel looga dhacay, waxayna eeda dusha uga tuureen raga soo abaabulay sheekadaas ku saleysneyd haybraac iyadoo ragi hawshaas uga fara dhuubnaa ee hawlgalada poliska hayb ahaan laysaga indha tiray.