Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Waaw Shidaalkii Oo Cirka Isku Sii Shareeray, Maxaase Kiciyey?

Friday - June 6, 2008

New York: Si aan la fileyn oo kadis ah ayaa mar qura shalay jimcihi fuustadii shidaalka ay ku korartay 10$, waxaana barmiilkii u haabtay 140$ taasna waxay khilaafasantahay oddorskii khubarada suuqa ganacsiga oo horay u sheegay in bisha july markii la gaaro u wax yar sare u kicidoono, laakiin saakadan markay arkeen sicirka shidaalka halku gaaray waxay ka noqodeen aragtiidoodi hore iyagoo qiyaasay in barmiilka shiidaalka u bisha julay haabandoono illa 150$, waase haddi usan dagaal bariga dhexe ka qarxin.