Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Qodobadii Heshiiska Ay Wada Gaareen Dawladda F. Kmg Iyo Mucaaradka Asmara

Monday - June 9, 2008

Jabuuti : Waxaa hoolka Hotelka Ee magaalada Jabuuti lagu soo afjaray shirkii dib u heshiisiinta ee Dowladda FKMG iyo kooxaha mucaaradka ee isbaheysiga Asmara, waxaana halkaasi lagu saxiixay qodobadii heshiiska ee labada dhinac ku hafteen.