Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Dawladda Indonesiya Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Dadka Haysta Caqiidada AL-Axmadiya"Qaydaaniya"

Tuesday - June 10, 2008

Jakarta: Xukuumada Indonisiya ayaa qaaday talaabo lagu xakameynayo Kooxha aaminsan caqiidada al- Axmadiya "qadiyaaniyada" ee ku abtirsata Aasaasihi caqiidadaan Oo la oran jiray Mizra Gulam Axmed Al- qaydaani sanadkii 1889 gobolka benjab ee hindiya "Qaydaaniya waa magaca magaaladii u ku dhashay bud dhigaha caqiidadaan".