Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 17 April 2024

War Deg Deg ah" Breaking News"

Thursday - June 12, 2008

Walaal akhristow maanta waxaynu is xasuusinaynaa dhibaatooyinka ka dambeeya qabriga ilaa xukunka kala saarka Jin iyo Insiba loo kala saaro ahlu Janno iyo ahlu Naar,hadaba marka la afuufo suurka labaad waxa dhamaan soo noolaanaya makhluuqii dhintay.

Waxaana qabuuraha ka soo baxaya dadkii dhintay oo la wareersan wixii dhacay iyo dhawaaqii suurka ee la afuufay,ka dibna qofwaliba wuxuu maqlayaa dhawaaq dheer oo loogu yeerayo inay yimaadaan goobta banaan ee ilaahay makhluuqa ku xisaabinayo.