Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Koox Ka Hortmid Doodii Jimcaha" Shiikha Waxu Madmadow Galiyey Qaar Ka Mid Ah Qodobada Heshiiska"

Saturday - June 14, 2008

Waqooyi Ameerika" Canada- America": Websitkan Galdogob Times ayaa tan iyo shalay ku gaaf wareegayey goobha iyo saldigyada ay kulamada ku yeeshaan fadhi ku diriryada markasta ku hardama siyaasada dalka.

Waxaana sahankaas ku saleysna bal iney xuuraamaan dareenada isa-seegan durbadiiba ka soo baxay bulshadda iyo darafyada siyaasadeed si uun u saameeysey dadweynihii dhageystay doodi jimcaha ka baxday BBC Landon ee ku saabsaneyd Su'aalhi la weydiinayey Shiikh Shariif iyo qaabkii u kaga jawaab celiyey.