Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Shiikh Shariif Oo Booqasho Gaaban Ku Gaaray Magalada Nairobi Ee Cariga Kenya

Monday - June 16, 2008

Nayroobi- wararka ka imaanaya Dalka kenya ayaa sheegaya in  Gudoomiyaha Isbaheysiga la baxay Dibu xoreynta Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho gaaban ku Gaareen Magaalada Nayroobi ,waxa ayna halkaasi ka bilaabeen kulamo ay la leeyihiin QM iyo wakiilada dalalka Deeqaha Bixiya.